Ogow Sababta Waddooyinka magaalada Muqdisho ka dhigtay Ciriiri iyo Buuq !!

Caasimadda Muqdisho waxaa ugu dambeyntii lagu biirin karaa mid kamid ah kuwa ugu saxmadda iyo ciriiriga badan adduunweynaha. Buuqa iyo ciriirga soo bilowda subax arooryaad wuxuu sii jiraa ilaa gabbalku ka dumo iyo caweys dmabe. Jid walba oo ku yaalla caasimadda wuxuu ugu yaraan saacad kamid ah maalintii marti-geliyaa ciriiri aan yareyn. Hayeeshe, waqti aan … Continue reading Ogow Sababta Waddooyinka magaalada Muqdisho ka dhigtay Ciriiri iyo Buuq !!